Sayidka24
Asalaamu Calaykum/ Hello Everyone Website ka Sayidka24.com wuxuu diiradda saaraa wararka adduunka, dhacdooyinka caalamka sheekooyinka taariikhiga ah iyo sidoo kale qoraallo dhiirrigelin ah Ujeeddadaydu waa inaan abuuro madal wacyigelin iyo xog ururin ah oo dadka isku xirta una soo bandhigta warar iyo sheekooyin tayo leh Waxaan jeclaan lahaa in aad ka mid noqoto dadka ku xidhan website kam waxaan diyaar u nahay hadaan nahay Bahda sayidka24.com inaan idin soo gudbino warar iyo sheekooyin iyo taarikhda dalka iyo dadka iyo Caalamka waxii ka dhacay 24hours Mahadsanidiin Sayidka24